Maamulka sare ee Sanduuqa Lacagta Adduunka, ayaa ku dhawaaqay in Ukraine ay ka codsatay hay'adda maaliyadeed ee caalamiga ah gargaar...
Guddiga Hirgalinta doorashooyinka Hirshabeelle SEIT ayaa shaaciyay Qaybtii 2-aad 11 kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee taalla...
Aqalka Cad ee looga arrimiyo Mareykanka, ayaa ka codsaday Congress-ka inay ansixiyaan lacag gaareysa 6.4 bilyan oo doolar, si wax...
Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka ka socda dalka Ukraine waxay sheegayaan in ciidamada Ruushka ay si buuxda ula wareegeen magaalada...
Dagaalka ka socda Ukraine ee ay wadaan ciidamada Ruushka, ayaa galay maalintii saddexaad, waxaana sidokale dib u soo laabtay duqayntii...
Guddiga gurmadka abaaraha ee uu magacaabay Ra’iisal wasaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa gurmad kala duwan gaarsiiyay dadka...
Sida ku xusan Qoraal ay Bogga Facebook ku daabaceen militeriga Ukraine dagaalka xooggan ayaa goor dhaw ka bilaawday deegaanka Vasylkiv...
Wadamada ku bahoobay ururka NATO ayaa bayaan ka soo saaray shir deg deg ah oo maanta ay ka yeesheen duulaanka...
Marka la eego xaaladda amni ee ka jirta dalka Ukraine, Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay kula talinaysaa dhammaan muwaadiniinta Soomaaliyeed...
Ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee Gorgor ayaa deegaanka Bariire ee gobolka Shabeellada Hoose ayaa laayey 29 xubnood oo ka tirsanaa...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho