Guddoomiyaha Gobalka Nugaal iyo Taliyaha qaybta Booliska Gobalka oo si wada jir ah baaq Nabadeed uga diray Colaadii Saaxo Maygaag,...
In ka badan 4,400 oo duulimaadyo ayaa la hakiyay guud ahaan adduunka oo dhan, sababo la xiriira isbadelka Cimlada iyo...
Ciidanka Xoogga dalka qeybta 3-aad gaar ahaan guutada 27aad ayaa howl-galo ka dhan ah Argagixisada Al-shabaab ka sameeyay Degaanada Isgoys...
Munaasabad lagu abaal marinayey Qoraayaashii ku guuleystay kaalmaha hore ee tartankii loo qabtay Qoraayaasha Da’da yar ee 2021kii, oo lagu...
Afhayeenka Isbaheysiga Carabta ee uu hoggaamiyo Sacuudiga ayaa sheegay in kooxda Xuutiyiinta maanta afduuubteen markab maraayay meel u dhaw xeebaha...
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa maanta lagu wadaa in uu ka furmo Magaalada muqdisho,waxana shir guddoomin doono Ra’iisul Wasaare Xukuumadda...
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa si rasmi ah u soo xiray tababarka...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa lagu...
Wafti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho, Dr. Ibraahim Maxamed Mursal, ayaa booqasho rasmi ah ku tegay xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha Horumarinta Boqortooyada Midowday (UK),...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho