Guddiga Maamulka doorashada heer dowlad goboleed ee Koonfur Galbeed (SEIT) ayaa shaaciyey 11 kursi oo ka mid ah kuraasta golaha...
Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Ibraahim Macalimuu oo war ka soo saaray shirka golaha wadatashiga Qaranka ayaa yiri, "Waxa...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa Muqdisho kula kulmay Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland...
Afhayeenka XFS Maxamed Ibraahim Macalimuu oo war ka soo saaray shirka golaha wadatashiga qaranka ayaa sheegay in maalaha soo socda...
INNAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid...
Qalabkaan Sport's ayaa loogu talagalay degmooyinka Galmudug waxaana guddoomay Guddoomiyaha xiriirka kubada cagta Galmudug Xasan Axmed Shire, waxaana munaasabada goobjoog...
Waxaa maanta degmada Xamarweyne lagu qabtay barnaamij dhalinyarada looga wacyi-galinayay halista uu leeyahay isticmaalka maan-dooriyaha. Kulanka waxaa ka soo qeyb-galay...
Wararka ka imaanaya magaalada Xuddur ee gobolka Bakool ayaa sheegay in 10 carruur ah oo uu soo ritay cudurka Jaceecada...
Guddoomiyaha Bangiga Dhexe Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi oo manta ka qeybgalay barnaamijka kulanka todobaadka ee warbaahinta Qaranka ayaa ka warbixiyay hannaanka...
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheikh Cumar ayaa maanta...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS, Cali Yuusuf (Cali Xoosh), ayaa shacabka Soomaaliyeed uga digay khatar la xiriirta...
Laba dhallinyaro ah oo xoolo-dhaqato ah ayaa 17-kii Agoosto 2026 degmada Ruunirgood ee gobolka Shabeellaha Dhexe ku dilay mid ka...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah XFS, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho