Guddiga Maamulka Doorashada Heer ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay jadwalka doorashada shan kursi oo ka mid ah kuraasta...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa caawa Muqdisho ku qaabilay wafdi ka socday Wasaaradda Yurub...
Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaali Galbeed Mustafe Muxumed Cumar ayaa soo dhaweeyey, kuna tilmaamay guul umada Soomaaliyeed u soo hoyatay go'aankii...
Kadib markuu ogaaday in Dastuurka Ku Meel-gaarka ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya qodobkiisa 36aad uu mamnuucayo in qof loo dhiibo...
Allaha u naxariistee Axmed Xasan Ganey oo ahaa guddoomiye waaxeed ka tirsanaa maamulka degmada Kaxda ee gobolka Banaadir ayaa caawa...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan yeeshay ayaa ansixiyay in laga laabto go’aan uu horay u gaaray Golaha...
Agasimaha guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Mudane Cabdicasiis Ibraahim Aadan, ayaa maanta furay wejiga labaad ee looggu...
Lix xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu doortay magaalada Kismaayo, waxaana ku kala guulaystay...
Wasiirk Wasaaradda Arrimaha Dibada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdisacid Muuse ayaa ka qeyb galay daahfurka buuga Dublomaasiyadda iyo Dunida oo uu...
Musharax Cabdinuur Cali Aadan ayaa ku guuleeystay kursiga tirsigiisu yahay #HOP028 kadib markii uu u tanaasulay musharaxii la tartamayey oo...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho