Dadka ku dhaqan degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellada hoose ayaa wajahaya xaalad adag oo biyo la’aan ah, ka dib markii...
Waxaa maalintii labaad ka soconaya Magaalada Muqdisho shirka golaha wadatashiga Qaran oo lagu gorfeynayo dardar gelinta doorashooyinka dalka iyo daah-furnaantooda....
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay wakiilka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuimadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ay wehliyaan Xubnaha kale ee Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa kulan...
Booliiska Faransiiska ayaa teendhooyinkooda ka eryay muhaajiriin aan caadi ahayn, waxayna u isticmaaleen sunta dadka ka ilmeysiisa intii uu socday...
Laba askari ayaa geeriyootay mid kalena dhaawac ayaa soo gaaray markii ay bur-burtay diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah oo...
Guddoomiyaha Gobalka Nugaal iyo Taliyaha qaybta Booliska Gobalka oo si wada jir ah baaq Nabadeed uga diray Colaadii Saaxo Maygaag,...
In ka badan 4,400 oo duulimaadyo ayaa la hakiyay guud ahaan adduunka oo dhan, sababo la xiriira isbadelka Cimlada iyo...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho