Wasiirka difaaca ee dalka Ingiriiska, Ben Wallace ayaa sheegay in dowladdiisu ay billowday inay Ukraine siiso hubka lidka taangiyada si...
Ciidamada ammaanka ee dalka Suudaan ayaa toogasho ku dilay 7 qof, tiro kalena dhaawacay markii ay rasaas nool-nool u adeegsadeen...
Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid oo safar howleed ku soo gaaray Galabta Degmada Cabudwaaq ee Waqooyiga...
Guddiga maamulka Doorashada ee Kuraasta Labada Aqal ee Somaliland ayaa diiwangeliyay guddiga soo xulaya ergada kuraasta tirsigoodu yahay HOP#257 iyo...
Guddiga Doorashoyinka ee Puntland ayaa saaray oday dhaqameedka iyo Bulshada Rayidka ah ee soo xulaya 5ta kursi ee ugu horaysa...
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan dhiirragelin iyo hambalyo,isuga jira u samaysay Ardayda Shaqaalaha ka...
Dowladda UK ayaa Soomaaliya ugu deeqday in ka badan10 milyan oo dollar oo loogu talagalay in lagu caawiyo dadka abaaraha...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka Amniga Hirshabeelle. Shirka oo ay ka qeybgaleen...
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta , horumarinta dhaqaalaha iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Galmudug, Cabdinaasir Geelle Cilmi oo ay wehlinayaan Wasiirka Xanaanada...
Cali Nuur Ibraahim oo Magaciisa Afgarashada uu yahay Hamza oo ka mid ahaa kooxda Nabadiidka Al-shabab ayaa isku soo dhiibay...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho