Guddoomiyaha guddiga hirgalinta doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Jubaland SEIT Dr. Siyaad Maxamed Mursal ayaa xarunta guddiga doorashooyinka ku qaabilay...
Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland SEIT ayaa ku wargaliyay musharaxiinta kuraasta 6-da ah ee la shaaciyey 23-December-2021...
Wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa magaalada Baydhabo ka daah-furtay tababarka macalimiinta oo ay ka...
Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhintay shil gaari oo ka dhacay gobolka Khuzestan ee koonfur-galbeed dalka Iran Shilkan ayaa...
Booliiska dalka Turkiga ayaa xabsiga dhigay ugu yaraan sagaal qof oo ajnabi ah kuwaas oo lala xiriirinayo inay xiriir la...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay Munaasabadda Xuska Sannad Guurada 78-aad ee Aasaaska Ciidanka...
Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Sheekh Yuusuf Al-Cadaala oo goordhaw shir jaraa'id...
Shaqaalaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka ee Soomaliya oo uu hor kacaayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarshada...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho