Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan la qaatay wafdi uu hoggaaminayo Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda ee Isutagga...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) iyo Africa Risk Capacity (ARC) ayaa yeeshay shir loogu gogol xaarayo yagleelidda qorshe lagu yareeynayo khatarta...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Shan iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka JFS ayaa ka qeybgalay shirka yareynta khatarta abaarta ku dhufatay Soomaaliya ee ka socda magaalada Nairobi...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA), ayaa furimaha gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe u dirtay dhaqaatiir, gawaarida gargaarka degdegga ah iyo dawo...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Axmed Macallim Fiqi oo khadka Telefoonka kula hadlay...
Hantidhowraha Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Ciise Guutaale, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeybgalay Shir-weynaha Maareynta Deymaha Caalamiga...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Shan iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa qiimeyn ku sameyneysa khasaaraha ballaaran ee Khawaarijta lagu gaarsiiyay Degmada Jilib markii Ciidamada Qalabka Sida...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Danjire Axmed Macallim Fiqi ayaa wada-hadal dhanka khadka...
Maanta oo Jimco ah waxaa dadweynaha fursad loo siiyay in ay qaataan kaarka codeynta,kaas oo si habsami leh uga socda...
Wasiirka Caafimaadka XFS Dr.Cali Xaaji Aadan Abuubakar iyo mas’uuliyiin kale ayaa xalay Cisbitaalka Degfeer ku booqday qoysa Soomaali ah oo...
Muqdisho(SONNA):-Booliska Soomaaliya oo diyaargarow ugu jira Xuska Sanad Guurada 82-aad ee kasoo wareegatay Aas Aaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Taliyaha Ciidanka...
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta tababar usoo xiray gabdho ka tirsan Ciidanka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho