Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir hadana ah musharax madaxwayne Taabid Cabdi Maxamed ayaa ku baaqay in Ra’iisul Wasaaraha JFS mud....
Alle ha u naxariistee Marxuum Cabdi Jaamac Caabi “Cabdi Qaboojiye” oo ka mid ahaa Fanaaniinta Soomaaliyeed ayaa ku Geeriyooday Magaalada...
Labo wiil oo xuffaad ah oo walaalo isla markaana Taraawiixda ka dujin jiray masjidka Al-Taqwa ee magaalada Kansas City, ee...
Gudoomiye ku xigeenka Arimaha Bulshada ee Magaalada Baladweyne ayaa Hay’addaha , Ganacsatada iyo deeq bixiyayaasha ugu baaqay in ay caawiyaan...
Gudoomiyaha Gobolka Mudug Cabdiraxmaan Cali Diiriye iyo Wafdi uu hogaaminaayo ayaa gaaray deegaanka Wisil ee koonfurta gobolka Mudug. Guddoomiyaha ayaa...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Khudbaddii Madaxweynaha ee kulanka Golaha Shacabka. Khudbaddii aan ka jeediyey Kulanka Gaarka...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 11-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo...
Musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa soo dhaweeyay in ra'iisal wasaaraha XFS lagu wareejiyo daadijinta Doorashada iyo Amniga. Waxaa uu u...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa uga mahadceliyay madaxweynaha Jamhuuriyadda in uu wareejiyay mas’uuliyadda doorashooyinka. Ra’iisul...
War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Turkiga dowladda Turkiga ayaa lagu soo dhaweeyey go'aanka ay maanta xildhibaanada...
Maanta oo Jimco ah waxaa dadweynaha fursad loo siiyay in ay qaataan kaarka codeynta,kaas oo si habsami leh uga socda...
Wasiirka Caafimaadka XFS Dr.Cali Xaaji Aadan Abuubakar iyo mas’uuliyiin kale ayaa xalay Cisbitaalka Degfeer ku booqday qoysa Soomaali ah oo...
Muqdisho(SONNA):-Booliska Soomaaliya oo diyaargarow ugu jira Xuska Sanad Guurada 82-aad ee kasoo wareegatay Aas Aaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Taliyaha Ciidanka...
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta tababar usoo xiray gabdho ka tirsan Ciidanka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho