Wasiirka Amniga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Xasan Xundubeey Jimcaale oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in xilligaan aan loo...
Shaki kuma jiro in Faylka maxkamadeynta Madaxweynihii xukunka laga tuuray ee Suudaan, Cumar Xasan Al Bashiir, ee horyaalay Maxkamada Caalamiga...
Shilka Gaari oo ay dad ku dhinteen ayaa xalay ka dhacay inta uu dhaxaysa Garoowe iyo Dangoroyo ee gobolka Nugaal,...
Guddoomiyihii Degmadda Xamarjajab, Maxamed Cabdi Xayle ayaa lagu dilay Weerar gaadmo ah oo Argagixisanimo xilli uu sii galayay Gurigiisa oo...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 11-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo...
Deeqdaan oo loogu tala galay in ay afur ka dhigtaan ayaa waxaa maamulka Degmada Gaalkacyo ee Galmudug uu maanta gaarsiiyay...
Boqolaal shacabka magaalada Xudur ayaa isugu soo baxay goobta lagu tukaday salaadda Roobdoonta oo Alle looga baryay in naxariistiisa u...
Sideed nakhshideeye oo u dhashay dalka Masar ayaa ku guuleystay tartan caalamiga ah oo hey’adda UNESCO ku doonayso in dib...
Shir labo maalmood uga socdey Taliska Ciidanka AMISOM iyo Taliska Ciidanka Xooga Dalka ayaa la isku afgartey oo ku soo...
Madaxwaynaha Maraykanka Joe Biden ayaa safiirka cusub Soomaaliya usoo magacaabay Larry André, safiirkan ayaa badali doona Donald Yammamota. Waxa uu...
Maanta oo Jimco ah waxaa dadweynaha fursad loo siiyay in ay qaataan kaarka codeynta,kaas oo si habsami leh uga socda...
Wasiirka Caafimaadka XFS Dr.Cali Xaaji Aadan Abuubakar iyo mas’uuliyiin kale ayaa xalay Cisbitaalka Degfeer ku booqday qoysa Soomaali ah oo...
Muqdisho(SONNA):-Booliska Soomaaliya oo diyaargarow ugu jira Xuska Sanad Guurada 82-aad ee kasoo wareegatay Aas Aaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Taliyaha Ciidanka...
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta tababar usoo xiray gabdho ka tirsan Ciidanka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho