Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Baydhabo kula shiray golaha Wasiirrada dowlad goboleedka Koonfur galbeed...
Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in ciidanka Tigreega ee TPLF ay burburiyeen garoonka diyaaradaha magaalada Axum, gaar ahaan dhabaha ay diyaaradahu...
Wasiirka Wasaarada shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Duraan Axmed Faarax Ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo,waxaana kusoo dhaweeyay mas’uuliyiin...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur galbeed mudane C/casiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Qatar u fadhiya...
Wasiirka magacaaban ee wasaaradda arrimaha dibadda xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho waxaana...
Mas’uuliyiinta iyo shaqaalaha wasaaradda waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa maanta ka qeyb galay ololaha Isxilqaan wareegiisa 16-aad. Ololaha ayay...
Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya qeybteeda mashruuca nafaqada ayaa waxa uu shir uga furmay magaalada Muqdisho. Shirkaan...
Ra'iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay odayaasha dhaqanka Koofur GalbeedRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudne Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa...
Magaalada Cadaado waxaa gudaha u soo galey Korankaro aad u tiro badan oo u socoto raxan raxan kuna dagtey geedaha...
Magaalada Xaafuun 2 nin oo dhintay ayaa hadda la keenay gudaha magaalada waxaana la sheegay in 2 nin oo kale...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho