Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay Kalfadhiga 8-aad kulankiisa 6-aad ayaa ugu horeyn Wasiirka Wasaaradda...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo maanta kormeer shaqo ku tagey xarumaha Caddaaladda iyo Garsoorka dalka...
Hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista Dastuurka ee kala ah Wasaaradda Arrimaha Dastuurka XFS, Guddoga Lasocodka Baarlamaanka iyo Guddiga Madaxa Bannaan ee...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Abuukar Dubbe iyo safiirka dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Ambassador Ben Fender...
Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta xuquuqul Insaanka, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim (Xaabsade) oo uu wehliyo wasiir ku xigeenka...
Shaqaale caafimaad ayaa maanta loo diray saldhigyada ciidamada itoobiya ku leeyihiin waqooyiga dalkaas halkaas oo dagaal uu ka socda. Shaqaalahan...
Wasiirka warfaafinta xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cismaan Abuukar Dubbe ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay madaxa istiraatiijiyada warbaahinta xafiiska Qaramada...
Wasaarada Caafimaadka XFS waxa ayy Bulshada kula talinaysaa inay ku dadaalaan nadaafada kana taxadaraan biyo fadhiyada wasakhda ah iyo Meelaha...
Wareegto kasoo baxday maamulka gobolka banaadir gaar ahaan xafiiska guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar...
Guddoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa magalada muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed Flish ayaa waxaa maanta dhagax dhigay wadada jaale siyaad...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho