Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ku dhawaaqay dhaqan-gelinta Heshiiska iyo Habraacyada Doorashooyinka ayaa adkeeyey muhiimadda...
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cali Dahir Ciid oo malmahan ku hawlanaa kormeerka ku aadan dardargalinta Howlaha Wasaaradaha ayaa...
Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Kheyre ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Danjire Francisco Madeira oo ah Wakiilka Gaarka ah...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Hirsabeelle Abuukar Xasan Abuukar iyo Guddoomiyaha Waxbarshada Gobalka Shabeelaha Dhexe Abuukar Macalin Xasan ayaa kormeer hawleed ku...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galaya munaasabadda heshiiska nabadeed ee dalka Suudaan ayaa gaaray...
Cabdullaahi Cabdulle oo ka mid ah dhallinyarada Soomaaliyeed ee aqoon-yahannada ah ee wax ku bartay dalka mareykanka ayaa isu soo...
Ciidamada Amniga Galmudug oo isugu jira Daraawiish, NISA iyo Boliiska ayaa tagey deegaanno hareeraha Hobyo ku yaalla oo maalmihii la...
Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa ku dhawaaqay sharci adag oo lagu xakameynayo ‘waxa uu ku tilmaamay islaamiyiinta gooni u goosadka...
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa tagay isbitaalka ciidanka Walter Reed oo ku yaalla magaalada Washington DC, saacado ka dib markii...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho