Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey furitaanka Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada oo...
Sanadihii uga dambeeyay waxaa si is daba joog ah u dhacayay fatahaadda Webiga shabeelle uu ka geysanayo magaalada Baladweyne. Waxaana...
Doorka muhiimka ah ee dhalinyarada Soomaaliyeed ay ka ciyaareen taageeridda horumarinta dalkooda oo dhawaan soo shaac baxay ayaa diirada lagu...
Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Axmed Xassan Iimaan ayaa shir guddoomiyay kulan aan caadi aheyn oo looga hadlayey dar-dargelinta,...
Isbaheysiga Sacuudiga uu hogaamiya ee ka dagaalama gudaha Yeman ayaa bilaabay howlgalo habeenkii ah oo lagu bar tilmaameed sanayay goobaha...
Maal-qabeenada reer Jabuuti ee mudada dheer ku noolaa qurbaha ayaa haatan dalkooda dib ugu soo laabanaya, islamarkaana maalgashi baaxad leh...
Hey’adda Diiwangelinta Aqoonsiga Dadweynaha Soomaaliyeed ee magaceeda loo soo gaabiyo DADSOM ee ay dhawaan meel mariyeen Golaha Wasiirada Xukuumadda xil-gaarsiinta...
Ciidanka Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa soo bandhigay bambooyin ay kooxda Al-Shabaab ku qarsadeen dhul bacaad ah oo...
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa faah faahin ka bixiyay kiiska gabar shalay lagu dilay Degmada Waabari ee Gobolka Banaadir. Qoraal...
Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa dib u casriyeen ku sameeyay xaashida Dhaqtarka ee Dhaawac Muujinta, taaso xoojinaysa Danbi-oogista, Danbi...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho