Ku dhawaad 500 Arday ayaa maanta u fadhiistay imtixaanka Kunib Yos ee waxbarashada Turkiga oo qaadeyso xarunta dhexe ee waxbarashada...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Jubbaland ayaa Maanta dil ku xukuntay Dable, Faarax Cabdirashiid Cilmi oo horay ugu eedaysnaa in...
Ciidanka Boliiska degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa howlgal ay ka sameeyeen deegaanno ka tirsan degmada waxey ku soo qabteen...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho oo dib ugu soo laabtay caasimadda dalka ayaa waxaa garoonka diyaaradaha si weyn...
Munaasabad ay xilka kula kala wareegayaan taliyaha cusub ee guutada 5-aad qeybta 27-aad ciidanka xoogga dalka gobolka Hiiraan, korneyl, Maxamuud...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalda Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed “Cumar Filish” ayaa xalay kulan is-wareysi ah la qaatay...
Dowlad goboleedka Puntland ayaa faahfaahin ka bixisay dagaal geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo maleeshiyad Al-shabaab iyo ciidanka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo soo xiray Shirweynaha Wadatashiga Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaca ka badalay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug waxaana...
Maamulka Warbaahinta Qaranka ayaa abaalmarin lacageed guddoonsiiyay tartamayaasha degmooyinkii kaalimaha 1-aad, 2-aad iyo 3-aad ka galay tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Suudaan...
RADIO MUQDISHO:-Waxaa magaalada Muqdisho ka socota xaflad si rasmi ah loogu shaacinayo, natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad ee...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta oo Axad ah xafiiskiisa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho