Xildhibaanno ka tirsan dowlad goboleedka Koofur galbeed iyo maamulka gobolka Bakool ayaa ka qeyb galay xaflad lagu dhiirri galinayay 10-ka...
Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa lagu magacaabay guddiga farsamada soo xulista baarlamaanka labaad ee Hirshabeelle. Halkaan...
Qoraal ay soo dhigtay bogga twitter-ka Hey’adda Nabad Sugidda iyo SIrdoonka Qaranka ayaa lagu sheegay in Horjoogayaasha Al-Shabaab uu soo...
Maamulka degmada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa maanta xubno golaha Wasiirada iyo sii hayaha xilka Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Gaalkacyo iyo boqalaal...
Gudoomiyaha Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa magaalada dhusamareb uga qayb-galay munaasabada furitaanka kal-fadhiga 2-aad baarlamaanka Galmudug...
Guddoomiyaha Gobolka Bananadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa maanta daah furay ololaha ka feejignaanta Caabuqa COVID-19...
Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Taliska Ciidanka Xoogga dalka ayaa Maanta si rasmi ah ula Wareegay Gaadiidka Gaashaaman oo...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda xil gaarsiinta dalka ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxay ku meel mariyeen hab-raaca hoggaanka hubka...
Siihayaha Wasiirka Maaliyadda ee Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa aaladda fogaan aragga uga qeyb galay shir lagu dooranayay Madaxweynaha...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho