Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa tababar u soo xiray cutub ka tirsan ciidamada Darawiishta Galmudug oo...
Iyadoo inta badan gobolada dalka ay howlgallo lagu sifeeynayo maleeshiyaadka argagixisada Al-Shabaab ka wadaan ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayay...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Garowe ee Caasimada Puntland....
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa maanta safar shaqo ku yimid magaalada Muqdisho, waana socdaalkiisa ugu...
Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta, Dhaqaalaha iyo iskaashiga Caalamiga ee Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa maanta shir wada-tashi ah la yeelatay Hay'adaha Wadaniga...
Howlgalkaan oo qeyb ka ah qorshaha xoojinta amniga iyo nabad galyada Magaalada Gaalkacyo sidoo kalana lagu fulinaya amar dhawaan kasoo...
Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa xukuno kala duwan ku riday Shaqaale ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ,...
Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda Soomaaliya inj. Cabdullaahi Cali Xasan, ayaa muqdisho kaga qeyb-galay kulan dadweyne ah oo Guddida...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho