Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyley ayaa sheegay in guusha maanta laga gaaray dayn cafinta in ay ku timid...
Warbixin ka soo baxday hey’adda lacagta adduunka ayaa lagu sheegay in Soomaaliya ay gaartay hal abuurka deymaha looga cafinayo wadamada...
Ciidanka xoogga dalka ayaa degaanka daynuunaay oo qiyaastii 18 KM ujira magaalada Baydhabo ku dilay 12 maleeshiyaad ka tirsan argagixisada...
Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Drs Fawsiyo Abiikar Nuur ayaa ka warbixisay ahmiyadda shir looga hadlayay ka hortagga cudurka Caronavirus...
Wasiir ku-xiggeenka Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta ee Xuukamadda Federaalka Soomaaliya mudane Cismaan Aadan Dhubow ayaa maanta ka qeyb galay kulan...
Taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Cabdixamiid Maxamed Dirir ayaa u sheegay shacabka reer Jannaale inay gacan ka geystaan...
Guddoomiyaha ku meel gaarka ah ee Golaha wakiillada Dowlad Goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya, Xildhibaan Xasan Cabdinuur Aaden (Xasan Aalbaro) ayaa...
Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ayaa ku ammaantay maamulka iyo shaqaalaha Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud inay ku guuleysatay shahaadada maamul-wanaagga ee...
Dhulgariir cabirkiisu lagu qiyaasay 7.8 Richter ayaa subaxnimadii saaka oo Arbaca ah ku dhuftay Jaziiradaha Kuril ee dalka Ruushka, sida...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo masuuliyiin ka tirsan dowladda ayaa Maanta...
Guddoomiyaha Gobolka Meru Mutuma M'Ethingia iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya ee...
Kulanka Golaha Wasiirrada Boqortooyada Sacuudiga, oo uu shir-guddoominayay Boqor Salmaan bin Cabdulcasiis Aala Sacuud, ayaa si cad u muujiyay in...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyey shacabka Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyey go'aanka Golaha Xukuumadda...
Wafdi heer sare ah oo ay qeyb ka yihiin Wasiirro iyo Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka JFS ayaa goordhow gaaray Caasimadda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho