Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Flish) ayaa daahfuray imtixaanka mideysan ee fasalka siddeedaad...
Ardayda Fasalka 8aad ee dugsiyada dhexe ee magaalada Gaalkcyo ayaa u Fariistay imtixaanka Shahaadiga ah oo loo qaadayo si Mideysay...
Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (HSJ) waxey muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool dalka gudihiisa ku wargelineysaa in maalinta Axadda ah ee...
Madaxweyne ku xigeenka KMG ah ee dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarashada ayaa daahfuray...
Ardayda Fasalka 8aad ee Dugsiyada Dhexe ee Magaalada Dhusamareeb ayaa u Fariistay imtixaanka Shahaadiga ah oo loo qaadayo si Mideysay,waxaana...
Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug waxaa maanta lagu wadaa in uu ka furmo shirka wadatashiga maamul goboleedyada. Shirka...
Waxaa Imtixaanka shahaadiga ah fasalka 8aad ee Dugsiga Dhexe u fadhiisan doona maanta Ardeyda ku sugan Magaalada Muqdisho iyo gobollada...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil ayaa kaga qaybgashay aaladda fogaan aragga shirweyne caalami ah oo looga...
Taliyaha Ciidanka XDS Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wufuud ka socotay Ciidamada Difaaca dalalka Ethiopia,...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta gaaray magaalada Laascaanood ee xarunta Dowlad Goboleedka Waqooyi...
Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya, Mudane Dr. Cabdullaahi Maxammed Odawaa, ayaa hoggaaminayay wafdi ka koobnaa diblomaasiyiin ka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho