Kulanka 20aad kalfadhiga 7aad ee golaha shacabka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa goordhaw ka furmay xarunta kumeel gaarka golaha ee Villa...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayey si hayaha wasiirka...
Hay'adda caafimaadka ee WHO iyo khuburo dhinaca caafimaadka ka shaqeeya ayaa maalmihii lasoo dhaafay ka shiray saamaynta uu cudurka Corona...
Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed, (Khadar) ayaa maanta kormeeray Bangiga dhexe ee dalka. Sii hayaha ra’iisul...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa hoyga uu ka deganyahay magaalada Muqdisho ku qaabilay guddoomiyaha gobolka...
Sii hayaha Wasiirka Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Sadiiq Xirsi Warfaa oo gaaray magaalda Baydhabo...
Guddoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda gobolka Banaadir mudane Axmed Xasan Iimaan iyo guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada iyo wacyigelinta...
Acmaasha Xajka ee sanadlaha ah ee ay gutaan Muslimiinta ku nool daafaha dunida ayaa waxa ay billaabanayaan maanta oo Arbaca...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu hor dhaariyay Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare ee dalka, Garyaqaan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qaybgalay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaanka la doortay ee Dowlad Goboleedka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay agaasime ku-xigeenka Xarunta Adeegyada Mideysan (Halmeel). Mudane Xamsa oo cuskanaya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho