Taliyaha Ciidanka Booliska Daraawiishta ee Gobolka Shabeelaha Hoose Gashaanle Dhexe Nuur Xayir Cali ayaa maanta 200 oo ah maro-kaneecooyin iyo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa guddoomiyay Shirka joogtada ah ee guddiga Qaran ee xakameynta ...
Roobab Dabeylo wata oo Xalay ka da'ay Magaalada Dhusamareb ayaa Sababay Qasaare isugu jira Barakac iyo Guryo dumay waxaana Daadadku...
Wafdigii ka socday Dowladda Federaalka Soomaaliya ee gaaray Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan,Maamulka gobolka Hiiraan iyo Saraakiisha Ciidamada Amison...
Hawlgal ay saakay Ciidamada Xoogga dalka ay ka sameeyeen Gobolka Shabeellaha hoose gaar ahaan inta u dhaxaysa Degmada Awdhiigle iyo...
Wasiirka qorsheynta Xukumadda Federaalka Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan ,wasiirka Boostada isgaasiinta iyo Tiknoolajiyadda Soomaaliya Eng.Cabdi Cabshuur Xasan ,Wasiir ku xigeenka...
Wasiirka wasaaradda waxbarashada Hiddaha & Tacliinta Sare Mudane Cabdullaahi Goodax Barre.Ayaa habka adeegga casriga ah ee Internet (Zoom) kulan kula...
Duqa Muqdisho ahna Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) ayaa Xalay kormeeray qaar kamid ah Degmooyinka Gobolka...
Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa War kasoo saartay diyaaradii ku dhacday degmada Bardaale ee Gobolka Baay,taas oo ay ku...
RADIO MUQDISHO:- Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab ayaa hawlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka Buula Fulaay...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo wehliyo Wasiir-dowlaha Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabeelle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo wehliyo Wasiir-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabeelle...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho