Guddoomiyaha Gobolka Shabeellada Hoose, Ibraahim Aaden Cali (Najax) oo uu wehliyo Taliyaha Guutada 14-ka Oktoobar Gaashaanle dhexe , Axmed Cabdi...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo bulshada Xudur kala qayb galay munaasabad ay kusoo dhaweynayeen wafdiga...
Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabaas ayaa ku hanjabay inuu ka baxayo heshiisyadii ay la galeen Isra’iil, haddii uu Benyamiin Netanyahu uu...
Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Magaalada Adis-Ababa ee dalka Itoobiya kula kulmaya kooxda wada hadalka deyn...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa wareejiyey Hoogaanka Shirka Golaha Wasiiradda Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta. Soomaaliya...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo ku sugan Magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool ayaa magaaladaas...
Madaxweynaha Dawlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa Xerada Ciidamada AMISOM gaar ahaan Tan Itoobiya kaga qeyb galay munaasabad...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaamiyo oo ka baxay magaalada Beydhabo ee...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) ayaa aqalka Dawladda hoose ee Xamar...
Wasiirka Caafimadka XFS Dr. Cali Xaaj oo ka qeybgalay kulanka todobaadka waraahinta qaranka ayaa xusay in Dowladda Soomaaliya ay dadaal...
Ku xigeenka Ergayga Ruushka ee Qaramada Midoobay Dmitry Polyanskiy ayaa cambaareeyay qorshaha Golaha wasiirada Israa’iil ay ku saxiixeen in ay...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA oo caawa howlgal qorsheysan ka wada deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan Cige oo ay weheliyaan Agaasimaha Guud ee Dakhliga, Maamulaha Dekedda Muqdisho iyo...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho