Marxuum Nuur Xasan Xuseen (Nuur cadde) waxa uu magaalada London ee dalka Ingiriiska ku geeriyooday Kowdii bishaan April. Dabayaqadii bishii...
War-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Drs Fawziya Abiikar Nuur ayaa lagu sheegay in lahelay kiisas cusub...
Saldhiga deegaanka Garijir oo ka mid ah Saldhigyada ugu muhiimsan ciidamada Federaalka ay ku leeyihiin Gobolka Hiiraan qaybna ka ah...
Cumar Ciise waxa uu ka midyahay dadka beeraleyda ah ee ku nool Jowhar waxaana xiligan u soo go’aya dalaga bariiska,...
Waxaa maanta dhaqan galay bandow ay Dowladda ku soorogtay gadiidka dadweynaha sida gawaarida dadweynaha ee Caasiga iyo booto Bajaajka waxaa...
Taliyaha Qeybta Booliiska Gobalka Mudug Gashaanle Dhaxe Qaasim Sheekh Doon Cali oo ay Wehliyeen Masuuliyiinta Maamulka Dowlada Hoose Ee Dagmada...
Qaar ka mid ah dhallinyaradda Soomaaliyeed uu ku nool Magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay in la joojiyo dagaaladda soo laa,laabtay...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa shaaciyay in haddii cudurkani uu dalka ku faafo...
Kulan laba geesood ah oo u dhaxeeya Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Gudigga Baarlamaanka ee La-socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka, Gudigga Madaxabanaan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jumhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo safar shaqo u joogo magaalada Laasacaanood ee xarunta Waqooyi...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa Laba-xidigle Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan u magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Magacaabistan...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Aqoon-is-weydaarsiga Istaraatiijiyadda iyo...
Guddoomiyaha KMG ah ahna Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho