Ciidamada Israeli ayaa dumiyay Guri dhismo deegaan oo ay leedahay haweeneey caan ah oo ka mid ah kooxaha u dhaq-dhaqaaqa...
Gudoomiyaha Degmada Warsheekh ee Gobalka Shabeelaha Dhexe Mudane Cumar Maxamed Cumar ayaa Kormeer ku tagay tuulaada Ruun-Shiikoow ee hoos timaada...
Guddiga doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in Maanta ay bilaaban doonoto Khudbad jeedinta Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha...
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guulled (Khadar) ayaa maanta dalka walaalaha aanu nahay ee Jabuuti uga...
Guddiga Joogtada ee Golaha Aqalka sare oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa war ka soo saaray rabshadaha ka...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo ku sugan Dooxa ayaa la kulmay Amiirka dalka Qatar, Tamim...
Kadib shir jaraa’id uu ku qabtay magaalada Muqdisho guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayuu kaga hadlay arrimo...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa dalka Qatar uga qayb galay madasha sannadlaha ee Dooxa. Ra’iisul...
Madaxweynaha Dowadda Eretria Isaias Afwerki ayaa bogaadinayay, soona dhaweynayay dadaaladda Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ugu jirto dhismaha iyo tayeynta hay’adaha...
RADIO MUQDISHO(LAASCAANOOD):-Munaasabad ballaaran oo si heer qaran ah loo soo agaasimay kana qayb galayaan madaxda ugu sarreysa ee dalka,ayaa maanta...
RADIO MUQDISHO(LAASCAANOOD):-Waxa maanta magaalada laascaanood ee xarunta dowlad gobolleedka Waqooyi bari ka qabsoomaya munaasabada caleemo saarka Madaxda dowlad gobolleedka Waqooyi...
RADIO MUQDISHO(TURKY):-Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee JFS, Mudane Prof. Salim Aliyoow Ibro, ayaa kulan laba geesood ah la...
RADIO MUQDISHO(SOUTH SUDAN):-Dowladda Jamhuuriyadda Suudaanta Koonfureed ayaa si rasmi ah u muujisay taageero buuxda oo ay u hayso mowqifyada Midowga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho