Howlgal balaaran oo looga saarayo Maleshiyaadka Al-shabaab Gobolka Hiiraan ayaa laga Sameeyey Inta u dhaxayso Degmooyinka Buuloburte iyo Jalalaqsi . ...
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulan ay kaga hadlayaaan Miisaaniyadda dowladda ee 2019-ka. Xildhibaanada Golaha...
Wararkii ugu dambeeyey ee laga helayo gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maleeshiyada Alshabaab jab xoogan uu ka soo gaaray...
Hogaamiyaasha wadamada Qaaradda AFrika ayaa shir muhiim ah uga furmayaa magaalada adis ababa ee xarunta dalka Itoobiya,waxaana Soomaaliya uga qeybgalaya...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya Marwo Danjirad...
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Amb Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan Oo Maalmahanba Booqasho Ku Jooga Isaga Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Jamhuuriyadda Turkiga...
Golaha wasiirrada xukuumadda Soomaaliya ayaa shir ay maanta ku yeesheen Muqdisho uga hadlay tirakoobsha shaqaalaha dawladda, xubinnimada Soomaaliya ee suuqa...
Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kulan sagootin ah Muqdisho kula yeeshay safiirkii Turkiga ee...
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyeed ayaa xukun ku riday labo katirsan maleeshiyada Alshabaab kuwaasi oo xafiiska xeer ilaalinta Ciidamada ...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Isniinta maanta ah xarigga ka jaray Dugsiga...
Soomaaliya waa qaran ka mid ah dalalka Afrika ugu geesisan taariikhda. Gumaysigii Yurub marka uu qaaradda ku fidayay si fudud,...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta ka hadlay bannaanbax ay saakay...
Taliska Ciidanka Booliiska Gobolka Banaadir ayaa mamnuucay in askari hubeysan uu isticmaalo mootooyinka Fekonta. Sidoo kale, waxaa gebi ahaanba reeban...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho