Soomaaliya iyo Turkiye oo bilaabaya hannaan iskaashi ee dhanka Macdanta (WARBIXIN)ķMunaasabadda lagu soo dhaweyayay Markabla shidaalka sahminaya Oruc Reis, kaasi...
Hamas iyo Israel ayaa maanta isweydaarsanaya sadex maxaabiis oo Yuhuud ah iyo 183 Falastiiniyiin ah ,taas oo qeyb ka ah...
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Muuse Salaad Wehliye oo faah faahin ka bixiyey dagaallo jab xooggan lagu gaarsiiyey Khawaarijta oo ka dhacay...
Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa nabad-sugidda ayaa maanta jab xoogan gaarsiiyay kooxaha Khawaarijta ee ku dhuumaaleysanaayey deegaada buuraleyda ah ee...
Madaxweyne Donald Trump ayaa saxiixay amar fulin ah oo lagu cunaqabateynayo maxkamadda caalamiga ah ee dambiyada, isagoo ku eedeeyay in...
Hantidhowraha Guud ee JFS Mudane Axmed Ciise Guutaale ayaa kulan la xiriiray xoojinta xiriirka iskaashi iyo wada shaqeyn laga yeesho arrimaha...
Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa lagu ansixiyey laba heshiis oo ay wada gaareen dowladaha Soomaaliya iyo Aserbajaan,...
Guddoomiyaha hay’adda maareynta musiibooyinka Soomaaliyeed -SoDMA mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Xarunta dhexe ee Hay'adda SoDMA kula kulmay Pia Weurlander,...
Shirweynaha 7-aad ee Xeer Ilaaliyeyaasha Soomaaliyeed ayaa maanta galay maalintii labaad, iyadoo sanadkan diiradda la saarayo mawduuca muhiimka ah ee...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 24th April, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka dib ugu...
Danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Nigeria, Mudane Mohamed Osman Mohamed, ayaa si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa booqasho ku tagay degmada Xudur ee Gobolka Bakool, Wafdiga ayaa waxaa...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Mashruuca xoojinta adkeysiga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho