Hantidhowraha guud ee JFS Abuukate Axmed Ciise Guutaale ayaa bogaadiyay kororka Miisaaniyadda Dowladda ee sanadkii lasoo dhaafay. Waxa una...
Saddex kamid ah maxaabiis Israa’iiliyiin ah ayaa laga sii daayay Gaza, iyadoo lagu wareejiyay ciidamada Israa’iill, taasi oo ah wajiga...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, Mudane Baashe Yuusuf Axmed, oo uu wehliyo Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya. Madaxwaynaha ayaa kulamo...
Xoghayaha Guud ganacsatada Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Koonfurta Suudaan Cabdinaasir Maxamud Xasan (ilkacadde) ayaa sheegay in dowladdu ay gacan weyn ka...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo ka jawaabaysa baahiyaha beni’aadannimo ee dalka, xoojineysana dadaallada xasilinta ayaa gargaar loogu tala-galay dadka abaaraha iyo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa dhagax-dhigay dhismaha cusub ee garsoorka dalka oo loo dhisayo...
Kulanka wadatashiga Maamulka iyo qeybaha bulshada oo ay soo agaasintay Wasaarada Arimaha Gudaha Galmudug ayaa ka dhacay xarunta wacyigalinta bulshada...
Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Cismaan Daallo oo ka qeybgalay barnaamijka todobaadka warbaahinta ayaa sheegay in ay socdaan...
Ugu yaraan 87 Falastiiniyiin ah oo ay ku jiraan 21 carruur ah iyo 25 haween ah ayaa lagu dilay weerarrada...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 24th April, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka dib ugu...
Danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Nigeria, Mudane Mohamed Osman Mohamed, ayaa si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa booqasho ku tagay degmada Xudur ee Gobolka Bakool, Wafdiga ayaa waxaa...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Mashruuca xoojinta adkeysiga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho