Xoghayaha Guud ee Urur Gobaleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika Marwo Veronica Mueni Nduva, ayaa si weyn u bogaadisay doorka firfircoon...
RADIO MUQDISHO: Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Xildhibaan Yuusuf Maxamed Aadan ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray...
RADIO MUQDISHO: Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa si habsami leh uga wada 13 degmo oo ka...
RADIO MUQDISHO: Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo qaban qaabisay Aqoon Isweydaarsi ku saabsan Anshaxa Warbaahinta...
RADIO MUQDISHO: Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ah ee Turkiga Alparslan Bayraktar ayaa bishan 10-keedii sheegay in Shidaalka Turkiga uu...
RADIO MUQDISHO: (Washington)Xili ay gabagabo ku dhaw yihiin shirarka xiliga Gu’ga ah ee IMF iyo Bangiga Adduunka ee ka soconaya...
RADIO MUQDISHO: Degmooyinka Hodan,hawlwadaag,Kaaraan,Yaaqshiid,Warta Nabada,Heliwaa ee gobolka Banaadir ayaa waxaa saakay ka bilaabay is diiwaangelinta codbixiyaasha ,kuwaas oo la qorsheeyay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay shir-madaxeedka dalalka qaybta ka ah howlgalka taageerada Midowga Afrika...
Wasiirka Maaliyadda XFS Biixi Imaan Cige iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan magaalada Washington DC ayaa ka qeyb galay...
Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle Danjiraha Dowladda Soomaaliya ee dalka Kenya oo soo xiray tababar ku saabsan daadajinta iyo horumarinta adeegyada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u furay Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Federaalka...
RADIO MUQDISHO:-Waxaa maanta xarunta Baarlamaanka ee Villa Hargeysa si rasmi ah uga furmay, Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal ee Baarlamaanka...
RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo leh u direysaa Dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Shacabka Aljeeriya kadib shilkii naxdinta...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa hambalyo u direy bulshada deegaanada Puntland & Maamulkaba sanad guuradda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho