Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo oo shir guddoominaya Wejiga Labaad ee shirkii london oo maanta si rasmi ah...
Sheikh Hamid Al-Thani in usan ka qeyb galdooniin shir weyn oo ay yeelan doonaan Golaha Iskaashiga Khaliijka ee Kuwait (GCC)...
Dhalinyaro katirsan kuwa qoda gododka Dahabka ayaa naftooda ku waayay halista isticmaalka Meerkoriga Catherine Soi 26 daqiiqado ka kadib markii...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goordhow si rasmi ah Muqdisho uga furay Wejiga Labaad ee shirkii London...
Waxaa maanta ka furmayaa magaalada Muqdisho wejigii labaad ee shirkii arrimaha Soomaaliya oo kol hore ka dhacay magaalada Landon ee...
Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in habeenkii xalay deegaan katirsan Gobolkaasi lagu dilay dad shacab ah kuwo...
Wasiirka arrimaha dibadda ee Jordan ayaa Maraykanka uga digay cawaaqib xumada ka dhalan karta haddii uu Qudus u aqoonsado caasimadda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey shirka Golaha Amniga Qaranka oo lagu gorfeeyey xaaladda amni ee...
Ciidamo daacad u ah Madaxweynihii hore ee dalka Yemen Ali Abdullah Saleh,ayaa beeniyay wararka sheegaya in kooxaha Xuutiyiinta ay la...
INNAA LILLAAH WA INNAA ILEEHI RAAJICUUN Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Da’ud Aweys Jaamac, ayaa ka...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle oo safar shaqo ku jooga dalka Bakistaan, ayaa booqday xarunta Hay’adda...
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac oo ka qeybgalay kulanka todobaadka warbaahinta qaranka ayaa sheegay in go’aanka dowladda ee...
Magaalada Qaahira ee Dalka Masar ayaa martigelisay shir heer sare ah oo ahaa Kulanka 29-aad ee Golaha Wasiirrada Carabta ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho