Kaddib markii maanta uu soo gaaray magaalada Muqdisho Wafddi ka socda Dowladda Qadar ayaa waxaa ay kulamo la yeesheen Wasiirro...
Mas'uuliyiinta Indonesia ayaa sheegay in ay si xoog ah uga soo daad gureynayaan dadka ka agdhaw Buurta Agung ee Jasiirada...
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo horumarinta dhaqaallaha H.E. Amb. Gamal Mohamed Hassan, Wasiirka Amniga gudaha H.E. Mr. Mohamed Abukar Islow iyo...
Howlgalkaan oo xalay laga sameeyay xaafado ka tirsan Degmada Kaaraan ee Gobalka Banaadir ayaa si gaara u fulinaayay Ciidamo ka...
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Deegaano ka tirsan Gobolka Bakool ee Koonfurta Dalka waxaa ay ka bilaabeen Guluf Dagaal oo...
Taliska Ciidamada Militariga Mareykanka Africa ee Africom ayaa Warqad qoraal ah oo uu soo saarey ku sheegay in Ciidamada Mareykanka...
Madaxweynaha Dalka Seychelles (Mr. Danny Faure) ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wafdiga uu hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda...
In la hindiso Telefishin oo sawir maqal iyo muuqaal ah loo diro xagga hawada ma aheyn wax cajiib ah ,marka...
Wararka Saaka aanu ka helayno Gobolka Barri ayaa kusoo waramaaya in Duqeymo diyaaradeed ay ka dhaceen sdeegaanohoos yimaada Magaala xebeedka...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho shaqo ku jooga dalka Qatar, ayaa maanta ka qeybgalay...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hussein Ali Haji, ayaa maanta ka degay...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliyaan Guddoomiye Kuxigeenka Koowaad...
Waxaa Magaaladda Moqdisho lugu soo xiray Shirka Guddiga Qaran ee Isku-Duwidda Maareynta Abaaraha, oo ay soo qaban-qaabisay Hay’adda Maareynta Musiibooyinka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho