Wajiga sadaxaad iskaashi wadajirka ah ee baahinta awooda dowladda shanta sano ee soo aadan 2018-2022 ee JPLG ayaa looga hadlay...
Waxaa maanta dalka Djibouti lagu soo gebagabeeyay tababarka kubadda Gacanta darajada koowaad oo 15 Tababare muddo 10 cisho ah u...
Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Jen, C/wali Jaamac Gorod ayaa xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga kula kulmay Taliyaha Tababarrada Howlgalka Midowga Yurub ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi "Farmaajo" oo socdaal ku marayaa qaar ka mid ah wadamada Gobolka ayaa gaaray magaalada Jabuuti...
Waxaa magaalada Garowe ee xarunta Punland gaaray Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya. Sidoo...
Akhrisyaasheena Sharafta badan waxaan halkani idiin ku soo gudbineynaa Sawirada Munaasabadda Caleema Saarka Madaxweynaha Labaad ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr...
iyada oo ay jiraan Daruufa nolashada ay sababtay abaarti ka dhacday dalka ayaa waxaa dadka ku nool kaamamka deleedka magaalada...
Waxaan halkan idinku soo gudbineynaa warbixin gaar ah oo aan kaga hadleyno saameynta Colaadda iyo abaarta ay ku yeelatay ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, Wasiirka Warfaafinta Mudane Eng Cabdirixmaan Cumar Cismaan, Xoogahayaha Joogtada Xafiiska Ra’iisul...
Roobkaan oo ay ku diirsadeen bulshada Soomaaliyeed ayaa ka curtay saacadihii lasoo dhaafay Gobolka Galguduud ee bartamaha Soomaaliya. Roobka ayaa...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Isniinta maanta ah xarigga ka jaray Dugsiga...
Soomaaliya waa qaran ka mid ah dalalka Afrika ugu geesisan taariikhda. Gumaysigii Yurub marka uu qaaradda ku fidayay si fudud,...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta ka hadlay bannaanbax ay saakay...
Taliska Ciidanka Booliiska Gobolka Banaadir ayaa mamnuucay in askari hubeysan uu isticmaalo mootooyinka Fekonta. Sidoo kale, waxaa gebi ahaanba reeban...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho