Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Ducalle Xaaf, ayaa maanta kulan la qaatay qaar kamid ah odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafti uu hogaaminayo oo ay ka mid ahaayeen Ku-simaha Wasiirka...
Shir muddo labo maalmood ah ka socday magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug oo uu soo qaban qaabiyay urur Goboleedka...
Munaasabad ka dhacday xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho ayaa Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed waxay ku wareejiyeen Taliyaha ciidamada Militariga...
Caasimadda dalka Talyaaniga ee Rome waxaa si rasmi ah uga furmay shirka horumarinta iyo Maalgashiga magaallooyinka Africa iyo Talyaaniga Shirkan...
aliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa soo bandhigay fursad ah in uu qaadanayo saraakiil cusub oo dhalinyaro ah, kuwaasi oo...
Wasaaradda Arrimaha Diinta iyo Awqaafta ayaa maanta kulan u qabatay Imaamyada Masaajidda ee magaalada Muqdisho. Kulanka waxaa ka qeybgalay wasiirka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray magaalada Baraawe ee Gobolka...
Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo nabad sugida qaranka Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay Kumanaan Loor oo raashin qurmay ah, isla markaana aan...
Dowlada Soomaaliya ayaa soo bandhigtay Magacyada shaqsiyaad ku lug yeeshay qaraxii lagu xasuuqay shacabka Soomaaliyeed ee 14-kii bishii la soo dhaafay...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Guud...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi ganacsato iyo maalgashadayaal ah...
RADIO MUQDISHO:- Waxaa maanta magaalada Gaalkacyo si rasmi ah uga bilowday imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad ee dugsiyada Galmudug,...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta guddoomiyay shirka subaxlaha ee Taliska Guud...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho