Wariyaha Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ee Gobolka Galguduud gaar ahaan Magaalada Cabdu-waaq C/kariin Bulxan ayaa soo sheegaya in Gobolka Maalmihii iyo...
In kabadan 700 kun oo codbixiyayaal ayaa codkooda ka dhiibtay ugu yaraan 1,600 oo xarumo codeyn, waxayna kala dooranayeen saddax...
Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa gaaray Magaalada Xudur ee Xaruunta Gobolka Bakool oo ka mida Gobolada hoos...
R/wasaaraha XFS mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka dalbaday Bulshada Soomaaliyeed in ay ka qeyb qaataan Dagaalka ka dhanka ah...
-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qeyb galay munaasabad ay Haweenka Soomaaliyeed ku...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo mas'uuliyiin ka tirsan Goleyaasha dowladda, Xildhibaano iyo xubno...
Qaar ka mid ah Shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa waxaa loo tababbarayaa in ay dajiyaan Qorshaha Wasaaradda ay...
Waxaa magaalada Muqdisho ka soconaya munaasabad loogu magac daray ololaha taageerrada Haweenka ee howlgallada Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed ayadoo...
Wasiirka Wasaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Ducaale Islow ayaa caawa fiidkii gaaray magaalada...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Guud...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi ganacsato iyo maalgashadayaal ah...
RADIO MUQDISHO:- Waxaa maanta magaalada Gaalkacyo si rasmi ah uga bilowday imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad ee dugsiyada Galmudug,...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta guddoomiyay shirka subaxlaha ee Taliska Guud...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho