Mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho ayaa doortay qaar ka...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdirashiid Cabdullaahi Maxamed ayaa maanta Guddiga Qaran ee gurmadka Abaaraha ku wareejiyay lacag dhan $51,000...
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Taabit Cabdi Maxamed oo ay wehliyaan Guddoomiyihii hore ee Gobalka Mudane Yuusuf...
Taliyaha Ciidanka Asluubta Sareeye Gaas Xuseen Xasan Cismaan ayaa sheegay inay dib u dhisayaan Xaruntii Taliska uu ku lahaa KM7...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo ayaa furey shir u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo Maamul...
Dowladda Soomaaliya ayaa deeq daawo ah oo ilaa 4 tan ah gaarsiisay shacabka ku nool deegaanada Cayn ayadoo diyaarada siday...
Booqoshada uu Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Axmed Maxamed Jimcaale uu ku tagey isbitaalka Madiin ee maqaalada Muqdisho...
Qaar ka mid ah qoysas ku nool tuulooyin hoostaga degmada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa ka cabanaya dhibaatooyin...
Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa maanta kormeeraya Aqalka dowladda Hoose ee Xamar, iyadoo gelinka dambe ee...
Dadka ku nool qeybo ka mid ah Gobolka Galgaduud ayaa waxa ay ka cabanayaan xaalad nololeed oo soo food saartay...
Siyaasadda China ee lagu baabi’inayo canshuuraha kastamka ee badeecadaha Afrika ayaa billowday inay natiijooyin muuqda dhaliso. Arrintan waxaa shaaciyay Liu...
Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa shir guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada...
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali ayaa xalay kormeer ku tegay Teendhooyinka Xujeyda Soomaaliyeed loogu diyaariyay...
Kaaliyaha Taliska Xoogga Dalka Soomaliyeed Gen Maadey Nuurey Sheekh ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee caasimada ku meelgaarka ah ee Koofur...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho