Sida uu qabo qodobka 63,aad ee xeer hoosaadka golaha shacabka Gudi hoosaadka u xilsaaran soo diyaarinta mashruuc sharci lagu ansixinayo...
Banaan bax ballaaran oo looga soo horjeeday xildhibaanad ka tirsan Baarlamaanka Sweden oo gef iyo meel ka dhac u geysatay...
Wariye caan ka ahaa dalka Pakistan laguna magacaabi jiray Khurram Zaki una dhaq dhaqaaqi jiray xuquuqda aadanaha, ayaa lagu toogtay...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aden Ibraahim Ferkeeti ayaa maanta ku wareejiyey qalab ka kooban Kombuyuutaro, Laabtoobyo, Birintiro...
Madaxweynaha dalka Djibouti Mudane Ismaciil Cumar Geelle ayaa maanta loo caleemo saaro xilka Madaxtinimada Jabuuti mar kale kadib markii uu dhawaan...
Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa faah faahin ka bixiyay qalabka saadaasha hawada oo uu ka keenay dalka Kenya, si...
Wasiiradda Kalluumeysiga dalka ayaa wadda qorshe lagu dhiiri gelinayo in dib loo soo nooleeyo cayaaraha hidaha iyo dhaqanka, taasi oo...
Caawa Salaaddii marqib ka dib waxaa magaalada Gaalkacyo toogasho lagu dilay Alle ha u naxariistee Eng. Cumar Cabdulle Oo aad...
Magaalada Ceel guduud waxay ku taallaa Bartamaha Gobolka Gedo waxaana dhinaca bari ka xiga magaalada Garbahaareey, dhinaca koonfurgalbeedna waxaa ka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta ka ambabaxay Muqdisho ayaa gaaray magaalada...
Dowladda Turkiga ayaa si weyn u garab istaagtay madax-bannaanida iyo midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS), iyadoo tallaabadan lagu tilmaamay mid...
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay (UNSC) ayaa Isniintii si wadajir ah u diiday aqoonsiga Israa’iil ee maamulka Somaliland, kaddib markii...
Dowladda Masar ayaa si xooggan u caddeysay inaysan aqbali doonin faragelinta Israa’i1l ee madaxbannaanida iyo midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo...
Jaamacadda Carabta ayaa si xooggan u caddeysay taageerada ay u hayso midnimada iyo madax-bannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo tallaabadan lagu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho