Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta magaalada Boosaaso kula kulmay wefdi balaaran oo ka kala socday dawladda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka rajay xarumaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa munaasabada 1da May, 2016 oo ahmaalinta shaqaalaha aduunka ugu...
Wasiir ku xigeenka wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha Cismaan Libaax ayaa sheegay in maalinta shaqaalaha adduunka oo ku asteysan maanta darteed...
Gudoomiyaha baarlamanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa shaqaale weynaha Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta shaqaalaha aduunka oo ku...
Sanad kasta maalinta berri ah oo kale 01 may aduunka waxaa laga xusaa maalinta Shaqaallaha, Soomaaliyana aad ayaa loogu diyaar...
Danjiraha dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya ayaa maanta qalab ispots guddoonsiiyay wasiirka dhallinyarada iyo ciyaaraha Soomaaliya. Qalabkaasi isboorti oo ay...
Dad tahriibayaal ah oo saarnaa dooni ka baxday xeebaha gobolka Bari kuna sii jeedday dalka Yemen ayaa markab dagaal oo...
Madaxweynaha maamul-goboleedka Galmudug, Cabdikariim Xuseen Guuleed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis-ababa ee xarunta dalka Itoobiya. C/kariin Xuseen...
Kulan ay ka qeybgaleen Duubabka Dhaqanka gobollada Hiiraan iyo Sh/dhexe, gudiga fududeeynta shirka Maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha...
RADIO MUQDISHO(BAKOOL):-Shacabka deegaannada Koonfur Galbeed ayaa saaka u dareeray goobaha codbixinta loo asteeyay, si ay uga qayb galaan doorashada golayaasha...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan Booliiska Gobolka Banaadir ayaa wargelin iyo digniin amni ka soo saaray bannaan baxa ka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha dib loo doortay ee Jamhuuriyadda...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dawladda Qatar u...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho