Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac oo ka qeyb galayay xafladda qalinjebiyaasha Soomaaliyeed oo lagu qabtay Safaaradda...
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya General Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil - Fartaag oo weli ku sugan Belgrade Serbia...
Kulankan oo ay soo agaasintay Hay'adda Batroolka Qaranka, isla markaana ahaa mid bulshada loogu soo gudbinayay heerarkii kala duwanaa ee...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgallo lagu baacsanayo maleeshiyaadka Khawaarijta ka sameeyay deegaanno u dhexeeyo gobollada Shabeellaha dhexe iyo Galgaduud....
Ku dhawaad 100 falastiiniyiin ah ayaa lagu soo warramayaa in lagu dilay weerarrada Israa’iil ay ka fulisay Gaza 24-kii saac...
Wasiirka Amniga Gudaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdulaahi Sheekh Ismaaciil – Fartaag oo ku guda jira booqashadisii Belgrade...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada Arusha ee dalka Tanzaaniya kaga qeybgalay Madasha Heerka Sare ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa soo gaaray magaalada Arusha ee dalka Tanzania,...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga oo ka qaybgalay xuska 25 sano guurada Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika. Wasiirka Arrimaha...
Ilaha caafimaadka ee Gaza ayaa soo sheegaya in ugu yaraan 42 qof lagu dilay weerarrada Israa’iil ee ka dhacay marinka...
Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriya u fadhiya Kenya iyo Soomaaliya ahna Mudane Kang Hyung-Shik, ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee...
Waxaa Soomaaliya laga hirgelinayaa qorshe cusub oo lagu taageerayo ganacsatada yar-yar ee Soomaaliyeed, kaas oo diiradda saaraya sidii loo fududeyn...
Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee BJFS, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa maanta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho