Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed oo uu wehliyo Wasiiru dowlaha Arrimaha gudaha Mudnae...
Bilowga kulankii Baarlamaanka ee maanta waxaa Xildhibaannada lagu hor dhaariyey Xildhibaan Liibaan Cumar Cabdiraxmaan oo bedelay Xildhibaan hore Maxamed Xuseen...
Munaasabad maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa lagu daahfuray cilmbiraaris laga sameyn doono Gobolada dalka oo ku saabsan dib u...
Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Aaden Axmed, ayaa maanta kormeer howleed ku tagey Xerada Jazeera ee duleedka...
Mogadishu, 31 October 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Guddiga loo magacaabay fatahaadaha iyo roobabka la filayo iney ka da’aan dalkeena ayaa goor dhaweyd gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta...
Madaxweynaya dowlad goboleedka Galmudug Abdikarim Hussein Guled oo maalmahaan dambe howlo shaqo u joogay magaalada Gaalkacyo ayaa maanta safar dhanka...
Cabdirisaaq Faarax oo ah La taliyaha siyaasadda ee waaxha amniga gudaha Mareykanka (Homeland Security) ayaa wareysi uu siiyay Radio Muqdisho...
Warqad qoraal ah uu Ergayga gaarka ah ee Q.midoobay arimaha Soomaaliya Nicholas Kay uu u soo Diray Guddoomiyihii Hore ee...
Wareegto ka soo baxday xafiiska wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka mudane C/raxmaan Maxamed Xuseen oo nuqul ka mid ah...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho