Agaasimaha Guud Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane Axmed Xaaji Cabdi ayaa ka qaybgalaya shir ay hay'adda Isgaarsiinta Caalamka ( ITU)...
Isku Aadka degmooyinka gobollada dalka Ee tartan Cilmiyeedka Bisha Ramadan R.muqdisho & S.N.Tv 2015 No Demgada Degmada Goorta 1 Kaaraan...
Ciidamada booliska Soomaaliyeed ayaaa maanta waxaa ay magaalada Muqdisho ku soo bandhigeen gaacada ka ciyaar ay ku muujinayaan sida ay...
Wararka naga soo gaaraya magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay ku waramayaan in ergada shirka maamul u sameynta...
Taliyaha ciidanka Boliiska Soomaaliyeed sareeyo guuto Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay taliyaha ciidanka Boliiska ee...
Munaasabad kooban oo lagu qabtay xarunta taliska ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ee Comanda Boliisiya ayaa waxaa qalab isgaarsiin oo casri ah...
Gudoomiyaha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya,ku simaha Ra’isal wasaaraha ahna wasiirka cadaaladda mas’uulayiin kale oo socday labada gole dowladda,Xeer ilaaliyaha guud ee...
Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdigii uu hogaaminaayay oo dalka Koonfur Afrika ugu qeybgalay shir madaxeedka Midowga Afrika...
Diinteenna Islaamku waxa ay nagu boorrisay in ay u baarri noqonno una Ixsaan falno labadeenna waalid, waxay sidoo kale maqaam...
Munaasabadaan oo aheyd mid lagu xusayey maalinta carruurta Africa, isla markaana ay soo qaban qaabisay wasaaradda haweenha iyo xuquuqul insaanka...
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa xalay fuliyay howlgal cirka ah oo ka dhacay deegaanka Jabad Godone...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Marwo Nuura Mustafa Mukhtaar, ayaa ka qeybgashay munaasabadda daahfurka Mashruuca Tamarta la Cusboonaysiin...
Wafdi heer sare ah oo ka socda Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee JFS, oo uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda, Mudane...
Wafdi ay hoggaaminayaan Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho