Mas’uuliyiin ka socday hay’ado maxalli ah, aqoonyahanno, abwaanno Haween iyo Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka qeyb galay...
Munaasabad maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa looga dhawaaqay Golaha Isutaga Jaamacadaha Somaaliyeed oo ay ku mideysan yihiin inta badan...
Madaxweynaha Maamulka Koonufur galbeed ee Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan oo maanta dib ugu laabtay magaalada Baydhabo ayaa tilmaamay...
In ka badan 350 Arday oo ay ku jiraan qaar ka mid ah imaamyada Misaajida Waqooyiga Mareykanka ayaa la gudoon...
Waxaa dhaqdhaqaag xaga ganacsiga ah laga dareemayaa gudaha degmada Xudur ee xarunta gobolka Bakool tan iyo markii ciidamada qalabka sida...
Maamulka Jaamacadda Jobkey ee magaalada Muqdisho ayaa maanta xaflad soo dhaweyn ah ugu sameeyay xarunta dhexe ee Jaamacadda ardayda cusub...
Maamuleyaasha soddon warbaahin oo ku taalla dalka Soomaaliya ayaa tababar ku saabsan isu-dheelitirka jinsiga (gender) looga furay magaalada Kampala ee...
Wasiirka arrimaha dibadda iyo maalgashiga ee xukuumadda Soomalia Cabdisalaan Hadliye Cumar ayaa Radio Muqdisho u sheegay in shirka u dhaxeeya...
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cabdifitaax Xasan Afrax ayaa ballan qaaday dayactir in lagu sameyn doono garoonka Diyaaradaha ee Degmada Buula Barde...
Ergayga-Gaarka ah ee Xog-hayaha Guud ee Qaramada Middobay u Qaabilsan Soomaaliya, Mr. Kay ayaa soo dhoweeyay sida waxtarka leh ee...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho