Wafdi uu hoggaaminayo Gudoomiyaha la-dagalanka Qaadka Abuukar Cawaale ''Qaaddiid'' ayaa maanta lagu soo dhaweeyay degmada Carmo oo ka tirsan Gobalka...
Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta marka laga reebo habeenka jimcaha waxaa uu xambaarsanyahay wareysiyo xiiso...
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa), ayaa dhiggiisa dalka Turkiga kula kulmay magaalada...
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo Gudoomiye Ku Xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Mudane Mahad...
Guddiga Xeer Hoosaadka,Anshaxa iyo Xasaanadda Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa si rasmi ah magaalada Kampala ee caasimadda...
Kulankaan ay isugu yimaadeen Waxgaradka iyo aqoonyahanada ka soo jeeda gobollada Galgaduud iyo Mudug oo looga hadlayay arrimo badan oo...
Kalluumaysatada ka jilaabata xeebaha gobalka Mudug ayaa cabasha xoogan ka muujinaya doonyo shishiiye oo jilaabasho sharci darra ah kawada xeebaha...
Deeqdani Rashinka ah oo isku jirtay Burbur,Bariis,Caano iyo cuntooyinka kale oo nafaqada laga helo ayaa maanta waxaa Cisbitaalka Hooyada iyo...
Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Sirdoonka Qaranka ayaa maanta si rasmi ah u sheegtay in ay gacanta ku hayso Liibaan...
Shirkan ka dhacay Xafiiska Ra’iisul wasaaraha ee uu shir guddoominaye, mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharma’arke Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...
𝑹𝒂’𝒊𝒔𝒖𝒍 𝑾𝒂𝒔𝒂𝒂𝒓𝒆 𝑿𝒂𝒎𝒔𝒂 ayaa 𝒒𝒂𝒅𝒌𝒂 𝒕𝒂𝒍𝒆𝒆𝒇𝒐𝒐𝒏𝒌𝒂 𝒖𝒈𝒖 𝒉𝒂𝒎𝒃𝒂𝒍𝒚𝒆𝒆𝒚𝒂𝒚 𝑴𝒂𝒅𝒂𝒙𝒘𝒆𝒚𝒏𝒂𝒉𝒂 𝑱𝒂𝒃𝒖𝒖𝒕𝒊 𝑰𝒔𝒎𝒂𝒂𝒄𝒊𝒊𝒍 𝑪𝒖𝒎𝒂𝒓 𝑮𝒆𝒆𝒍𝒍𝒆
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa magaalada Tripoli kaga qayb-galay...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ayaa magacowday Guddiga Farsamada ee wada-hadalka iyo dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed. Guddigan farsamo...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan soo dhaweyn ah u sameeyay isimada Puntland, oo ay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho