Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane 𝐗𝐚𝐬𝐚𝐧 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐥𝐥𝐢𝐧 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐮𝐮𝐝 ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay masuuliyiinta Ururka Baraarugga Bulshada...
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa Qaabilay Ku-xigeenka Xog-Hayaha Qaramada Midoobay Arrimaha Gargaarka iyo Wafdi uu...
Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dowlad Gobaleedka Galmudug, ayaa kala wareegtay Hay'adda FAO Suuq loogu talagalay in lagu iibiyo xoolaha oo ay...
Ciidanka Xoogga dalka ayaa Sagaal ka tirsan khawaarijta ku dilay degaanka Abag-Beeddey oo 20 km dhanka Bari kaga beegan magaalada...
Aqoon darsigan oo ku saabsan Xoojinta nidaamka Caafimaadka iyo maamulkiisa ayaa lagu darsayaa mawaadiic kala duwan oo ay kamid yihiin...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ka daah-furay shir maqaamkiisu sarreeyo oo...
Wafdiga Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle oo soo gaaray degmada Aadan-Yabaal ayaa soo dhaweyn loogu sameeyay garoonka kubadda cagta ee degmada. Soo...
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Macallim Maxamuud, ayaa soo xiray Kulan howleedka maqaamka caasimadda ee...
Wefti ballaaran oo uu hoggaaminayo Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Jibril Cabdirashid Xaaji Cabdi, oo iskugu jira Xildhibaano ka tirsan...
Wafdigii Nabadaynta uu joogay Degmada Luuq oo kuguuleystay wajiga labaad oo ahaa kulan la iskugu yeeray odayaasha dhaqanka beelaha dirirtu...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta Beerta Nabadda kulan kula yeeshay suxufiyiinta warbaahinta...
Taliska Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa maanta xaruntiisa ku qabtay shirka Talisyada Qaybaha Ciidanka Dhulka, kaas oo uu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray dib u dhis iyo casriyeyn ballaaran oo...
Safiirka Aan Deggenayn ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Brazil Mudane Dr. Omar Dufle, ayaa maanta Madaxweynaha Brazil,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho