Xafiiska Hanti dhawrka guud ee Qaranka ayaa maanta War-saxaafadeed uu soo saaray lagu sheegay in maanta oo ku beegan maalinta...
Qaybtan cusub ee lagu soo kordhiyay cisbitaalka dhexe ee magaalada Cadaado ayaa loogu talagalay Hooyada iyo Dhallaanka, waxaana maanta xariga...
Abu Dhabi, 09 December 2014 Siihayaha Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa maanta khudbad ka jeediyey shirka caalamiga...
Siihayaha Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo tababar ugu soo xiray degmada Tiyeegloow ee gobolka Bakool ku...
Xasan Xanafi Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Somalia ayaa maanta Muqdisho ku soo bandhigtay horjoogihii Al-Shabaab u qaabilsanaa dilalka...
Amaanka magaalada Gaalkacayo ee xurunta gobolka Mudug ayaa soo hagaagaya ayadoo maamullada Puntland iyo Galmudug ay wadaan howl-gallo joogto ah...
Dood ku saabsan sida dadka ku nool gobolka Hiiraan ay uga baaqsan karaa dhibaatada ay kooxda Al-Shabaab ku heysto oo...
Ciidamada dowladda ayaa howlgallo ammaanka lagu sugayo oo dad badan lagu soo qabtay ka wada magaalada Beydhabo ee xarunta gobolka...
Wafdi uu hoggaaminayo Siihayaha Wasiir ku-xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda Mahad Maxamed Salaad iyo saraakiil ciidan ayaa gaaray magaalada Dhuusamreeb ee...
RADIO MUQDISHO(St.Petersburg-Russia):-Soomaaliya ayaa sanadkan waxa ay ka qaybgashay Shirka Madasha Caalamiga ah ee Gaadiidka iyo Saadka ee dalka Ruushka. Maareeyaha...
RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed, Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa kulan la qaatay qaar ka...
RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaal Soomaaliye Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ,ayaa kulamo muhiim ah ka wada magaalada Baydhaba ee caasimadda kumeel...
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho