Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa si kulul u canbaareeyey weerarka argagaxiso ee lagu bartilmaameedsaday...
Mudaneyasha Baarlamaanka ayaa maanta lagu wadaa inay codka kalsoonida u qaadaan xukuumadda, ayadoo ku kulmaya xaruntooda magaalada Muqdisho. Maalmihii la...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa cambaareeyey weerar is-qarxin ah oo galabta lagu qaaday makhaayad ku taalla...
Kulankani qadada ah Ee Marwada koowaad Ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Ee Soomaaliya Marwo Qamar Cali Cumar ay maanta u sameysay...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista hawada ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Saciid Jaamac Cali Qoorsheel iyo wafdiga uu hogaaminayo oo howlo shaqo...
in kabadan 10-ruux ayaa ku geeriyootay qaraxyo ismiidaamin ah oo galabta lala eegtay maqaayad ku taala bartamaha magaalada Beydhabo ee...
Wararka ka imaanaya magaalada Beydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa sheegaya in goor dhaweyd Qaraxyo bahalnimo ah lala eegtay goob...
Magaalada Cadaado ee xarunta Ximan iyo Xeeb ayaa sanadihii ugu dambeeyay samaysay hormar dhinaca ganacsiga ah, iyadoo magaalgashadayaal deegaanka ah...
Wasiirka Kalluumaysiga iyo Kheyraadbad Badda Xukuumada Soomaaliya Maxamuud Colow Barrow oo booqasho ku jooga Wadanka Indosia ayaa dhigiisa Indosia kula ...
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...
Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...
Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...
Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho