Guddoomiyaha hay’adda maareynta musiiboyinka Qaranka ee SoDMA Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta kormeer ku tagay dhismaha xarunta cusub ee daryeelka...
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta golaha shacabka ku yeeshay kalfadhiga shanaad kulankiisa Afaraad ,waxaana shir...
Kulanka Aqoon Isweydaarsiga heerka Sare ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka waxaa uu ujeedkiisu ahaa dardar galinta hawlaha shaqo ee Waaxyaha kala...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib U Heshiisiinta mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh) iyo mas’uuliyiin sare oo ka tirsan...
Aqoon isweydaarsigan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS, kuna saabsan Qorshaha hirgelinta...
Waxaa maanta magaalada Marka ee Gobolka Shabeelada Hoose u ambaxay wafdi heersare ah oo uu hoggaaminayo Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha...
Shirka Madasha Xiriirinta Arrimaha Bini’aadannimo ee Galmudug oo ay soo Agaasintay Wasaaradda Gargaarka iyo ka hortaga Masiibooyinka Galmudug, isla markaana...
Wasiirka Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Dowlad Gobaleedka Galmudug, Mudane Cabdinuur Macalin Maxamuud oo ay wehliyeen isku duwaha Wasaaradda...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa xariga ka jaray kawaan cusub oo casri...
Taliye ku-xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyed Janaraal Maday Nuurey Ufurow, Ayaa maanta soo gaarey gudaha Magaalada Baydhabo, ee Xarunta Gobalka...
Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dhiirri gelineyso tacbashada iyo manaafacaadsiga Timirta. War...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug, Mudane Cabdullaahi Maxamed Daahir, ayaa gaaray Degmada Xero Dhagaxley, isagoo qeyb ka ah...
Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arrimaha Bani’aadannimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskooda ugu...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiska ku qaabilay saddexda ardey ee kaalimaha hore ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho