Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa go’aamiyay in cunaqabatayn lagu soo rogo saddex horjooge oo ka tirsan kooxda argagixisada ah...
Iyadoo wali ay socoto daabulidda Xujeyda Soomaaliyeed ee sanadkaan gudaneysa Waajibaadka Xajka ayaa waxaa magaalada Barakeysan ee Madiina ka ambabaxay...
Munaasabadda xuska Maalinta Caalamiga ah ee isku furanka Adduunka ayaa waxaa ka qeyb galey Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,...
Guddoomiyaha Guddiga Difaaca iyo dib u xoreynta Koonfurta Mudug Sheekh Cabdimanaan Sheekh Maxamed Cismaan iyo wafdi culimo ah oo uu...
Ururka 161.aad guutada 16-aad kumandoska danab iyo Horinta gawarida gaashaman ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa Howlgal Qorsheysan ka fuliyey...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Arbaco ah, ku qaabilay xafiiskiisa...
Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyada Federalka Soomaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa caawa hoygiisa kulan kula qaatey Madaxweynaha...
Wasiirka shaqada iyo arrimaha Bulshada xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa magaalada Doxa ee...
Wasiirka amniga gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa kormeer ku tagey Jaamacadda Ummadda faraceeda degmada Caabudwaaq...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta daaha ka qaaday nidaam cusub oo "degital"...
Guddoomiyaha Golaha Dhaqaalaha Qaranka, ahna Lataliyaha Dhaqaalaha ee Madaxweynaha Dr. Xasan Aadan Hoosow, ayaa Soomaaliya ku matalay Shirweynaha Dhaqaalaha Afrika...
RADIO MUQDISHO:-Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee (SoDMA), ayaa maanta deeq gargaar raashin ah gaarsiisay qoysas danyar ah oo ku...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka JFS, H.E. Amb. Marwo Khadija Mohamed Al-Makhzoumi, ayaa magaalada Islamabad ee dalka...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelladii, qaraabadii,Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho