Ugu yaraan 8 qof ayaa ku geeriyootay fatahaadda wabiga Shabeelle ee magaalada Baladweyne 24-ktii saac ee la soo dhaafay, sida...
Xafiiska Garyaqaanka guud ee Dawaladda oo Digniin culus ka soo saaray Dhulka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha ee udhexeeya Ex-kontarool Afgooye iyo...
Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa maanta markale waxa ay shixnad gargaar ah u dirtay Magaalada Baydhabo oo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan sagootin ah la qaatay khubaro ka tirsan Hay’adaha...
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu hogaaminayey...
Sida lagu daabacay Wakaaladda wararka ee France-Presse, Xiriiriyaha Gargaarka Bini'aadannimada u qaabilsan Qaramada Midoobay, Martin Griffiths, ayaa ka digay sii...
Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Somaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo la hadlay shabakadda Arab News inta uu joogay Boqortooyada Sacuudi Carabiya...
wafdi uu Hoggaaminayo Xisaabiyaha guud ee Qaranka ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee caasimadda ku meel gaarka ah ee Dowladda...
Tan iyo markii Ciidamada Isre’iil, ay ku duuleen Magaalada Qaza, waxaa sii kordhahay khasaaraha soo gaaray Ciidamada Isra’iil, iyagoo marba...
Guddomiyaha degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud, Faarax Cabdi Macllin oo la hadlay warbaahinta Qaranka, ayaa xaqiijiyey in gacanta lagu soo...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta Soomaaliya (Somalia Development...
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, ayaa uga mahadceliyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe), oo ka...
H.E. Abdisalam Ali, Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, paid a condolence visit to the Embassy of the State...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa booqasho tacsi ah ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho