Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac oo ka qeyb galay xuska munaasabadda 50-sano guuradii...
Deeq Xoolaha ah oo ka timid Taliyaha Ciidanka xoogga dalka jeneraal Odawaa Yuusuf Raage,ayaa soo dhiibay 300 Neef oo Ari...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey kulan gaar ah oo ay yeesheen Golaha Wasiirrada Dowlad-goboleedka Koonfur-galbeed...
Ciidamada Xoogga Dalka iyo ciidamada ammaanka Jubbaland ayaa Khawaarijta kala wareegay deegaanka Janaay Cabdalle oo 60 KM dhanka Galbeed kaga...
21-ka Janaayo waa maalin qaran oo ku weeyn quluubta bulshada,waxaana maanta oo kale loo dabbaldegaa munaasabadda maalinta warbaahinta Soomaaliya oo...
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye ayaa shir gudoomiyay Kulan looga hadlayay adkaynta ,xoojinta Amniga Degmada Xarardheere iyo xoraynta Deegaanada kale...
Maamulka Tacliinta Sarre ee Wasaaradda Waxbarashadda Xukuumadda Federaalka Soomaaaliya iyo maamulka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa xarigga ka jaray dhismaha qeybo...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay kulan gaar ah la qaatay...
Maamulka Qunsuliyadda Soomaaliya ee Dalka Sacuudi Carabiya ayaa ka qeybgalay mahrajaan sanadeed ka dhacay Magaalada Jiddah oo kagu soo bandhigayey...
In ka badan 100 maleeshiyaad ka tirsan kooxda Khawaarijta ayaa saaka la dilay kadib markii ay weerar ku soo qaadeen...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku matalay shir dhanka Zoomka ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta safar shaqo ku gaaray magaalada Kambaala ee...
Golaha Wasiirrada XFS, ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyay soo-jeedinta Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee magacaabista ergeyga Soomaaliya ee...
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga JFS, Mudane Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta magaalada Kampala ee Jamhuuriyadda Uganda kaga qayb galay Shirka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho