Wasiirka Awqaafta iyo diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mukhtaar Roobow Cali oo ku sugan Boqortooyada Sacuudiga ayaa Heshiis la saxiixday...
War-Murtiyeed Ka Laga Soo Saaray Shirka Banbaxa Gobalka Banaadir Shirka...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salah Jama, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dalka Denmark Ee Soomaaliya, Steen...
Hay'adda maareeynta Masiibooyenka Soomaaliyeed ee SODMA, ayaa gaarsiisay kaamamka Barakacayaasha Ramaas , damalay , baryo samo ee Dagmada Dayniile deeq...
Bayaan ka soo baxay Madaxtooyada dowlad goboleedka Galmudug, ayaa lagu boggaadiyey howlgalada ciidamada xoogga dalka, daraawiishta Galmudug iyo ciidanka kacdoonka...
Agaasimaha Waaxda Tayo-Dhawrka iyo Halbeegyada Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo, Maria Zakaria Ahmed, ayaa...
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jaamac (Huruuse) oo...
Dowladda Soomaliya, ayaa ku dhawaaqday in Khawaarihtu ay ka xayirtay 250- Akoon iyo 70-numbar oo lacagaha loogu shubi jiray, ka...
Xeer Madaxweyne Lr. XM/DG]S/018/2023, kuna saabsan magacaabid lataliyaha Madaxweynaha ee arrimaha bulshada. Madaxweynaha Dowladda Jubaland Markuu arkay: Dastuurka Dowlada Jubaland,...
Ciidanka Xoogga dalka oo kaashanaya xooggaga kacdoonka dadweynaha ayaa la wareegay gacan ku haynta degaanka Ceelhuur oo hoos taga degmada...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...
Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...
Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...
Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho