Si loo helo kabac dhaqaale iyo ganacsi horumarsan, isla markaana dhamaan bulshada u furan in ay doorkooda ka qaataan ayaa ...
Munaasabad lagu daah furayay mashruuc indha fiiqis ah, baaris iyo daween caafimaad, laguna siinayo muraayadaha araga (ookiyaal) lacag la’aan ah...
Wasiirka Wasaaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa hambalyo u diray Saraakiisha, Saraakiil xigeennada iyo dhammaan askartii...
Madaxweyniyaasha labada degaan ee Soomaalida iyo Canfarta, Mustafa Muxumed Cumar iyo Awal Arba ayaa qalinka ku duugay heshiis nabadeed oo...
Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa si ku meel gaar ah u joojisay go’aankii dhinaca ka rarnaa ee ka soo...
Dalka Jabuuti, waxaa saaka ka bilaabatay cod bixinta madaxtinimada oo ay ku tartamayaan madaxweynaha xilka haya mudane Ismaaciil Cumar Geelle...
Guddiga COVID-19 ee Puntland ayaa si ku meelgaar ah u hakiyey Dhammaan Howlaha Waxbarashada ee ka socda Goobaha Dugsiyada aas-aasiga...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Xuseen oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaaradda Gaashaandhigga Axmed Cabdi Kooshin...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cabdinuur Cabdi ayaa maanta xarunta safaaradda kula kulmay Safiirka...
War qoraal ah oo ay soo saareen taliska booliska ayaa lagu sheegay in falkii lagu gowracay labo carruur ah oo...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...
Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho